Jaamacadaha Somalia

 Maxaa sababay in waxbarshada soomaliya ay liidato ayna ugu horeeyaan jamacaduhu, maadama ay yihiin iyagu Meesha u dambaysa ee cilmi loo doonto maxaasa sababay in ay focuska saaraan jaamacadaha soomaliyeed lacagta kasoo xaroonaysa ardada ay waxbarayaan, maxaase ka hor taagan in ay focuska saaraan ardayga ka baxaya waxa uu kala tagayo marka uu ka baxo iyo waxa uu kusoo kordhinayaa suuqa, sida jaamacadaha caalamku ay sameeyaan, maxaase u diiday inay sameeyaan sidaas oo kale. waxa aan arkaa dhalinyaro badan oo dhamaysay jaamacadahaas oo marka ay hadlayaan ama wax qorayaan aadanba moodeyn arday jaamacad ka baxay, tan kale aan la yaabay waxa weeye iyaga oo lacagta ardada ka qaadanaya ayey hadana dhismaha jaamacadaha somaliyeed aysan isbadal lahayn oo wali sidoodii ah wxa arkaysaa jamacad 10 sano ka hor dhismaheedu sidii uu ahaa wali yahay, maxaa sababay arrimahaas oo dhan waxa rabaa in laga jawaabo laysna weydiiyo waxa jira, waxana ugu horreeya ee booskaas gabay waa dhalinyarada oo aan feedback sameynayn iyo dawladda oo faraha ka qaaday jaamacadaha kuwaas oo aanay conrol ku sameeneyn


dad badan baa waxa ay I dhihi doonaan dawlad la’aanta ayaa sababtay taasna waa been oo waxa jira wadamo badan Somalia oo kale ah ama ka liita  waxbarashadooduna high-class tahay.


Maxaad u maleyn inay sababeen adigu arrimahaas?

Abdiwadud Herzi

My names AbdiwadudHerzi, I study business adminstration in EAU Garowe campus, I was born in Garowe and I live until now. Here I want to transfer my ideas and my knowledge, if you want to contact me you can leave me a comment.

Post a Comment

Previous Post Next Post